Galmudug oo si kulul uga hadashay shacabkii lagu dilay tuulada Xirsi Lugey

Ku-simaha Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug ahna Madaxweyne ku-xigeenka Mudane Cali Daahir Ciid ayaa tacsi u diray dhamaan qaraabada iyo eheladii marxuumintii maanta lagu laayey weerarkii ka dhacay Degaanka Xirsi Lugey oo ku yaalla duleedka degmada Balanbale ee gobolka Galgaduud. Cali Daahir Ciid ayaa cambaareeyey falkaas, isagoo Ciidamada amniga Galmudug amar ku siiyay in si deg … Continue reading Galmudug oo si kulul uga hadashay shacabkii lagu dilay tuulada Xirsi Lugey